wargeyskadawan.com
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Madaxtabasho ka bilowday Togdheer
Burco-(Dawan)-Agaasimaha guud ee hay’adda shaqaalaha dawladda ayaa kormeer ku soo maray goobaha ay ka socoto hawsha madaxtaabashada shaqaalaha dawladda ee hay’adda shaqaaluhu ka wado gobolka Togdhe…