wargeyskadawan.com
Booliisku Waxay Heleen Nin Hurda Iyo TV
Booliska Jarmalka ayaa lagu soo wargeliyay goobta toogashada looga shakayay waxaana ay ka heleen nin gam’ay oo seexday isagoo daawanaya filim si aad u cod dheer uga socday TV-ga.