wargeyskadawan.com
Wasaaradda Beearaha oo Sanaag ka Wada La Dagaalanka Ayaxa
Ceerigaabo-(Dawan)-Kooxda la dagaalanka Ayaxa ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sannaag, iyagoo degaanadaasna ka fulin doona hawl-galo ay kula da…