wargeyskadawan.com
Magacyadda Guddi Golaha Guurtidu u saartay Xeerka la Dagaalanka Mukhaadaraadka
Hargeysa (Dawan) Fadhigii saaka ee golaha guurtidda Somaliland oo uu shir-gudoominayayag , gudoomiye ku xigeenka koobaad ee golahaasi, Siciid Jaamac Cali, oo ay ka soo xaadireen badi mudanayaasha g…