wargeyskadawan.com
Masuuliyiinta la dagalaanka musuq-maasuqa oo Kormeer Ku Tagay Wasaaradaha Dawladda Qaarkood.
Hargeysa-(Dawan)-Masuuliyiinta hay’adda maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq-maasuqa Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo kormeeray wasaaradaha Ciyaaraha, Xannaanada Xoolaha iyo waxbarashada. Masuul…