wargeyskadawan.com
Taagii Labaad ee lagu soo xidho Maraakiibta oo soo Gaadhay Dekedda Berbera
Berbera-(Dawan)-Dekedda Berbera waxa soo gaadhay Taaggii Labaad ee ay yeelato iyo Doonyo casri ah. Munaasibad loo qabtay Taagga cusub ee dekedda Berbera waxa kasoo qayb galay maamulka gobolka Saaxi…