wargeyskadawan.com
Xisbiga Ucid oo Soo Dhaweeyey Wareegtadii Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
Hargeysa-(Dawan)–Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi Aadan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa si weyn u soo dhaweeyey wareegt…