wargeyskadawan.com
“Amar ayuu ALLE SW innagu siiyey Adeecidda Nabiga CSW iyo  Qaadashada Qowlkiisa iyo Ficilkiisaba.” Sheekh  Dirir
Hargeysa(Dawan):- Sheekh Muxummed Sheekh Cumar Dirir ayaa bulshada ku baraarujiyey dhallinyarada baraha bulshada had iyo jeer akhriya ee shubuhaadka iyo waswaaska lagu furayo akhriyaan caddeymaha i…