wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Solja oo Wasaaradda Warfaafinta ku boorriyey horumarinta Warbaahinta
Hargeysa-(Dawan)- Kulan lagaga arrinsanayo Siyaasada Warbaahinta Somaliland ayaa Saaka si rasmiya uga furmay Xarunta Waaaaradda Warfaafinta. Kulanka oo ay kasoo qaybgaleen daneeyayaasha arrimaha Wa…