wargeyskadawan.com
Farxadda Qofku Waxay Ku Xidhan Tahay Farxadda Bulshada!
Nin beeralay ah ayaa sanadka ku guulaysan jiray tartanka sanadlaha aee hadhuudhka la beero. Weriye ayaa maalin waraysi ka qaaday isagoo weydiiyay sababta uu sanad kasta ugu guulaysto tartanka beera…