wargeyskadawan.com
Gobolka Sool Oo Ay Ka Da’een Roobab Lagu Qabawsaday.
Laascanood-(Dawan)-Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa sheegay in ay Roobab si weyn loogu diirsaday ka da’een magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Cabdiqani Maxamuu…