wargeyskadawan.com
Somaliland: Oo la Daah-furay curinta Shuruucda dalka
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Cadaaladda Somaliland, ayaa maanta furtay aqoon-isweydaarsi ku saabsan curinta shuruucda dalka. Ujeeddada kulanku waa in la helo fahan guud oo la xidhiidha hannaanka sa…