wargeyskadawan.com
Xisbiga Waddani oo Dhaliilay Safarka Madaxweynaha ee Gobollada Galbeedka
Hargeysa (Dawan)–Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Gobollada Galbeedka dalka. Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga WADDANI Bashiir Cabdi Xariir oo …