wargeyskadawan.com
“Beesha Caalamku waa inay Aqoonsataa Somaliland” Herman J. Cohen
Washington dc-(Dawan)-Kaaliyihii Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dawladda Maraykanka u qaabilsanaa Qaaradda Afrika Sanadihii 1989-1993 Danjire Herman J. Cohen, ayaa Bulshada Caalamka ugu baaqay inay …