wargeyskadawan.com
Guddoomiye Farxaan oo ka Hadlay Xuquuqda Hawl-gabka, iyo Daryeelka Shaqaalaha Dawladda
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda mudane Farxaan Aadan Haybe, ayaa ka hadlay tirada shaqaalaha dawladda ee sannadka 2021-ka hawlgabka ka noqonaya shaqada dawladda. Waxaa ka…