wargeyskadawan.com
Maxamed Siciid BK Oo Shaaciyay In uu Ka Baxay Fankii
Hargeysa-(Dawan)- Fanaanka Maxamed Siciid Bk oo hore uga tirsanaa kooxda Xidigaha geeska ee fadhigoodu yahay Hargeysa ayaa maanta sheegay in uu ka baxay guud ahaan Fanka . Maxamed Bk ayaa sheegay …