wargeyskadawan.com
Hoggaanka Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo Hadda la Doortay
Hargeysa (Dawan) Waxaa hadda Shirka 7-aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga muxaafidka ah ee tallada dalka haya ee KULMIYE lagu doortay Hoggaanka Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.