wargeyskadawan.com
Somaliland oo Digniin adag u Dirtay Qaramada Midoobay iyo Maamulka Xamar
Hargeysa-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeediyey Shirka 7-aad ee golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye , ayaa duray Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay …