wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo ka Hadashay Aflagaadada Nebiga loogu Geystay Faransiiska
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay meel adag ka taagan tahay Aflagaado kasta oo lagula kaco Nebi Muxamed (N.N.K.H), xilli Wadamada Muslimiintu meel adag iska taageen xidhiidh…