wargeyskadawan.com
Booliska Degmada Faroweyne oo gacanta ku dhigay Maandooriye
Booliska Degmada Faroweyne, ayaa soo bandhigay Shixnad Khamri ah oo ay qabteen, iyadoo dalka la soo gelinayo. Shixnadan ayaa ka kooban 801 Litre oo Khamri ah. Halkan ka Daawo Muuqaal: