wargeyskadawan.com
Xeeladaha Is Dhaafsiga Basaasiinta Xidhan!
Subax Jiilaal ah , 17 Decemebar ayay saddex nin oo xidhan koofiyado madaw iyo kabo waaweyn ay ka soo degeen Gaadhi yar oo midabkiisu buluug yahay, Gaadhiga ayaa taagnaa magaalo ku taalo dhinac waq…