wargeyskadawan.com
Dareenka Naxariista Ee Hablaha!
Markii ay ku heshiiyeen lamaanihii is guursaday wakhtigii arooskooda in aanay gurigooda cidna ka furin, ayuu maalin danbe albaabkii gurigooda soo garaacay Aabaha (waalidka) ninka. Labadooda ayuu mi…