wargeyskadawan.com
Iska Ilaali Malaha Xun!
Xadiis uu Abuu Hurayrah (Rc) Warinaayo waxa uu ku yidhi: “ Nebigu (scw) Waxa uu yidhi: “ Iska ilaaliya malaha (malo awaalka) waana waxa been u weyne. (Bukhaari & Muslim).