wargeyskadawan.com
War Cusub oo ka Soo baxay Wasaaradda Ciyaaaraha Somaliland
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, ayaa ku dhawaaqday Wakhtiga la ciyaarayo sideed-dhammaadka tartanka koobka Gobollada Somaliland.