wargeyskadawan.com
Deg Deg: Garsoore lagu Dilay Magaalada Laascaanood
Laascaanood (Dawan) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood, ee xarunta gobolka Sool, ayaa sheegaya in goor dhaweyd lagu diley ALLE, ha u naxariistee mid ka mid ah garsoorayaasha maxkamadd…