wargeyskadawan.com
Aaladaha Sirdoonka Iyo Dilalka Ay Geystaan!
Weriyihii Georgi Ivanov Markov waxa uu dhashay 1da Maarso, sanadkii 1929, waxaana uu ahaa qoraa iyo suxufi caan ah oo curin jiray sheekooyinka kana soo jeeda dalka Bulgariya. Sanadkii 1968 ayuu Id…