wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Soomaaliya U Masaafurisay Lammaane Is Qaba oo lagu Eedeeyay Inay Diinta Kiristaanka Faafinayeen
Ninku wuxuu u dhashay Soomaaliya, laakiin haweenayda ayaa reer Somaliland ah Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka masaafurisay lammaane is qaba, oo lagu eedeeyay inay dalka ku faafi…