wargeyskadawan.com
Akhrisku Waa Hagaha Horumarka Bulsho!
Akhrisku waxa uu qiimo weyn u leeyahay dadka akhriska badan. Waxaana uu kor uqaada aqoonta iyo waayo aragnimada qofka. Aayadii ugu horaysay ee Quraanka kariimka ah ee soo degtaana waxay ahayd “ Akh…