wargeyskadawan.com
Laascaanood oo Noqotay Qabrigii Garsoorka
Laascaanood (Dawan) Horaantii sannadkan, laascaanood ayaa lagu dilay guddoomiyihii maxkamada gobolka Sool, ka dib qarax loogu xidhay gaadhigiisa. Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay dilkiisa. Gobolka…