wargeyskadawan.com
Wasiirka ciyaaraha oo isku Baddel ku sameeyay waaxaha wasaaradiisa
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaarada dhallinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland, mudane Boos Mire Maxamed ayaa isku badel ku sameeyay qaar ka mid ah waaxaha wasaaradiisa.