wargeyskadawan.com
Masuuliyiinta Saraar Oo munaasibad dhiirigelin ah u qabtay xulka ciyaaraha orodka ee gobolka saraar.
Caynaba(Dawan) Qaar kamid ah isu duweyaasha Wasaaraddaha gobolka Saraar ayaa munaasibad dhiirigelin ah ugu qabtay xulka ciyaaraha orodka ee gobolka Saraar hotelka Isha Caynaba ee magaaladda Caynaba…