wargeyskadawan.com
Miisaaniyadaha Dawladda Dhexe iyo Dawladaha Hoose ee Mashruuca JPLGA oo Markii ugu Horraysay la Mideeyay
Hargaysa (Dawan): Waxaa markii u horaysay la mideeyay Miisaaniyadaha mashruuca horumarinta dawladaha hoose ee Somaliland JPLG-ga iyo miisaaniyadda dawladda dhexe ee Somaliland ee sanadkan 2020-ka. …