wargeyskadawan.com
Berbera: Roob 13-saacadood Da’ayay oo Sababay Koranto la’aan
Berbera (Dawan) Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxaa ka da’ayay roob 13-saacadood qaatay, kaas oo sababay in magaaladu bila laydh noqoto. Magaalo Xeebeedyada Laydhku nolosha ayu…