wargeyskadawan.com
Masuuliyiin Booqday Dadkii Dhaawacyadu ka soo Gaadheen Rabshadihii Dhawaan ka Dhacay Hargeysa Stadiom
Hargeysa (Dawan) Masuuliyiin xukuumadda ka tirsan oo xubno ka yihiin, agaasimaha guud ee madaxtooyada Somaliland, Maxamed Cali Bile, iyo wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, muda…