wargeyskadawan.com
Suudaan oo la Ciirciiraysa Qaxootiga ka soo Barakacay Dagaalka ka socda Gobolka Tigrayga
Sudan (Dawan) In ka badan 40,000 oo qof ayaa ka soo qulqulay xadka u dhexeeya Tigray iyo bariga Suudaan tan iyo bishii Nofeembar 7, Qaramada Midoobay ayaa sheegtay maalintii salaasadii. Suudaan laf…