wargeyskadawan.com
Xisbiga WADDANI oo Abaal marin Guddoonsiiyay Ciyaartoy iyo Tababare
Hargeysa (Dawan) Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Yuusuf Nuux Tadhase, ayaa abaal marin ay soo dirtay guddoomiyaha garabka haweenka xisbiga WADDANI, ee Qaarad…