wargeyskadawan.com
Koomishanka iyo Xisbiyada Qaranka oo u Kuur Galay Sida Bulshadu isu Diwaangelinayso
Boorama-(Dawan)-Guddoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka, Cabdirashiid Maxamed Cali (Cabdirashiid Rayo-raac) ayaa magaalada Boorama ku tegay kormeer la xidhiidho diiwaangelinta codbixiyeyaasha …