wargeyskadawan.com
Mudane ka Tirsan Golaha Guurtidda oo Bulshada Ugu Baaqay Qaadashada Kaadhka Codbixinta
Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Axmed Nuur Aw Cali Aadan kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland, ayaa bulshada gobollada bariga Somaliland ugu baaqay qaadashada kaadhka codbixinta. Sidoo k…