wargeyskadawan.com
Golaha Guurtidda oo dood ka Yeeshay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Hargeysa (Dawan)- Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa dood ka yeeshay Diiwangalinta Codbixiyayaasha oo qaar ka mid ah degmooyinka dalka si rasmiya uga bilaabantay. Xildhibaan Sahal Iidle …