wargeyskadawan.com
Guddoomiye Saleebaan oo Guddi saaraya Mudanayaal isaga eedeeyay
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha golaha guurtidda Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in uu guddi u saarayo xildhibaano lunsi hantiyeed ku eedeeyay. Halkan ka Daawo