wargeyskadawan.com
Maxay Dadka Badankoodu Wanaagga Uga Qarsooma?!
Macalin ayaa soo qaaday sabuurad weyn oo cad waxaana uu ku dhejiyay Gidaarka. Badhtanka sabuuradda ayuu ku sameeyay dhibic madow.