wargeyskadawan.com
Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Oo Daah-furay Taallada Taariikhda Qaranka Oo Dib Loo Casriyeeyey
Hargeysa-(Dawan)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada, Mudane Maxamed Cali Bile, oo ay weheliyaan agaasimaha barnaamijka Shaqo qaran iyo Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah…