wargeyskadawan.com
Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya oo madaxda TPLF ku eedeeyay inay sumeeyeen janaraal ka tirsan militeriga
Addis Sababa (Dawan)- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku eedeeyay hogaamiyeyaasha Tigray inay sumeeyeen janaraal ka tirsan militeriga oo ka howlgalayay saldhig ku yaalla gobolka.