wargeyskadawan.com
Guddida Doorashada: saddex maalmood ayaa lagu kordhiyey Diwaan-gelinta deegaamada xuduudka”
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa ku dhawaaqay in maalmo dheeraad ah lagu daray diwaangeinta goobaha codbixiyeyaasha oo socday afar casho, balse ay dadka ku filnaan wayday muddadaas…