wargeyskadawan.com
Shil Dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay dawga Sheikh
Hal qof ayaa ku dhintay, afar kalena waxa ka soo gaadhay dhaawac, kaddib markii shil ka dhashay laba Gaadhi oo isku dhacay Dawga Buurta sheikh ee Gobolka Saaxil. Labada gaadhi ee isku dhacay, ayaa …