wargeyskadawan.com
Saboolka Iyo Dhulka Dahabku Ceegago!
Weriye ka tirsan wargeyska Kuliyoum ayaa booqasho ku tegay dalka Maali si uu wax uga soo ogaado habka ay dadka Maali ula soo baxaan dahabka dhulkooda ku kaydsan.