wargeyskadawan.com
“Waxaa Gef ah in la yidhaaho Somaliland ayaa xildhibaano ay ka joogaan Soomaaliya”Siyaasi Uurcade
Hargeysa (Dawan) Siyaasi Maxamed Cabdillaahi Uurcade ayaa gef ku tilmaamay in la yidhaaho Somaliland, ayay xildhibaano ka joogaan Soomaaliya, waxaanu sheegay in kuwa imika Somaliland ay dooraneyso …