wargeyskadawan.com
Xaflada Shaacinta Murashixiinta Bahweynta Bureeqa ee Golaha Wakiiladda iyo Degaanka oo Hargeysa ka Qabsoontay
Hargeysa (Dawan) Maxamuud Cabdi Cilmi iyo Nuur Muhindis Guud-cade, ayaa shalay si rasmiya ugu dhawaaqay in ay yihiin murashixiin u tagaan ka mid noqoshada xildhibaanada golaha degaanka iyo wakiilad…