wargeyskadawan.com
Dawladda Somaliland oo Soo Dhaweysay Tallaabada Maraykanku Ciidamadiisa Kagala Baxayo Soomaaliya
Hargeysa(Dawan)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo dhaweysay tallaabada Dawladda Maraykanku ay Ciidamadeeda kagala baxayso Soomaaliya. Sidaasna waxa lagu sheegay War-saxaafadeed maanta k…