wargeyskadawan.com
Qaaramada Midoobay Oo Sheegtay In Lala Habsaamay Gargaarkii Itoobiya Xilli dagaalkii Tigray Uu Sii Soconayo.
Addis Sababa (Dawan)- Dagaalka ka soconayaa qeyba badan oo ka mid ah gobolka Tigray ee waddanka Itoobiya ayaa waxa uu carqaladaynayaa dedaallada gargaarka halkaas lagu gaadhsiin lahaa, Qaramada Mid…